Read Time:55 Second Caafimaadka Diinta English Maqaalo Wareysiyda Warraka Xul Ciidamada Jubbaland oo sheegtay inay Qabsadeen deegaan Muhiim ah admin September 5, 2020September 5, 2020 Share Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa saaka argagixisada Alshabaab kala wareegey deegaanka Jannaa Cabdalle ee gobolka Jubbada hoose. Jannaa cabdalle ayaa bar muhiim ah u ahayd isu...
Read Time:33 Second Caafimaadka Diinta English Maqaalo Uncategorized Wareysiyda Warraka Xul Wararkii ugu dambeeyey furitaanka shirka dowladda dhexe, Jubbaland iyo Puntland admin September 5, 2020September 5, 2020 Share Warar lagu kalsoonaan karo oo soo baxaya ayaa sheegaya in saacadaha soo socda ee maanta uu si rasmi ah u furmi doono shirka saddex geesoodka...
Read Time:42 Second Caafimaadka Diinta English Maqaalo Uncategorized Wareysiyda Warraka Xul Cabdiqaasim Salaad Xasan oo diray fariin muhiim ah, ka hor furitaanka shirka Muqdisho admin September 5, 2020September 5, 2020 Share Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee dalka Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo is mari-waaga...
Read Time:3 Minute, 0 Second Caafimaadka Diinta English Maqaalo Uncategorized Wareysiyda Warraka C. C.shakuur oo Sheegay inay Itoobiya Dawlado kale kasoo dhex baxayaan, Muxuuse ka yidhi Doorashada Somalia ? admin September 5, 2020September 5, 2020 Share Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka hadlay Doorasho ka dhacaysa dawlad deegaanka Tigreega ee dalka Itoobiya , Wuxuuna sidoo kale kusoo Lifaaqay Warbixin uu horay uga...