Raysal wasaare Rooble oo Kulan muhiim ah la Qaatay Gudoonka Baarlamaanka (Sawirro)
Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan la yeeshay gudddoomiyaha golaha shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdraxmaan iyo ku xigeenkiisa koowaad, Cabdiweli...