Wararkii ugu dambeeyey ee shirarka Muqdisho, aragtida beesha caalamka, rajada garabkii Dhuusamareeb 3 & cidla ku dhaca Puntland.
Magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya ayaa waxaa ka socda dedaalo lagu doonayo in lagu furo shir ku saabsan doorashooyinka Soomaaliya una dhexeeya madaxtooyada Soomaaliya iyo...